Shidaalkii ugu horeeyey oo laga soo saarayo Mid ka mid ah degaanada Soomaalidu degto

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dalkiisa uu bilaabi doono Khamiista inuu ka soo saaro shidaal cayriin degaanka Soomaalida sida ay warbaahinta gudaha ku warramayso. Mr Abiy wuxuu sheegay in baaritaanka, oo muddo dheer ka socday gobolka Soomaalida ee Itoobiya, ay ka soo baxeen natiijooyin wanaagsan. Shirkad Shiinaha laga leeyahay, Poly-GCL, ayaa mashruuca … Continue reading Shidaalkii ugu horeeyey oo laga soo saarayo Mid ka mid ah degaanada Soomaalidu degto